Saturday 23 March 2013

Part 7 | Barnaamijka hormarka – Ogaden- muxuu salka ku hayaa? Mise ma, Yahay mid ku cusub shacuubka la gumayso sidda ? Palestine – Kashmir – Darfur – Tibet - Kurdistan – Zanzibar - Aswan Nation.


By Mujahid Sheikh, head of OYSU.

Abdi-Iley- Abdi- Sokor- Abdullahi- Ethiopia- Khadar Smaacil- Mashruuca qurbo- joogta 

Miisaaniyadda dalka Ogadenia iyo nidaamka loo maamullo
Endowment Fund for the Rehabilitation of Tigrai (EFFORT) 


TPLF Business Empire was planted back in 1978 when the Relief Society of Tigrai (REST), the financial umbrella of the rebel movement in Northern Ethiopia was created as an NGO. 

Xisbiga –TPLF- wuxuu diyaarsaday nidaam lugu maamulo dhaqaalaha dalka, nidaamkaasi waxaa la diyaariyay sidda ka muuqata siyaasada ururka – 1978-. Shirkadda – EFFORT- waxaa la hoos keenay maamulkeedda iyo maareynta in ka badan- 200- Companies- . Wasaaradda maaliyada iyo qorsheynta qaranka, waxaa la hoos geeyay –EFFORT-

Shacabka somaalida Ogadenia, wuxuu ka mid noqday shacab ka baxsan nidaamka –TPLF- tasoo keentay inn gobolka lugu maamulo sharci ka baxsan sharciyadda guud ee dalka. Waxaa gobalka lugu soo rogay - Martial law can be used by governments to enforce their rule over the public - sharcigaasi wuxuu awood siinayay maamulka –TPLF- wuxuuna salka ku hayay arrimahan soo socda in shacabka somalida Ogadenia lugu maamullo. .

Madaxda ciidamadda ee ku sugan Ogadenia innay maamulaan dhaqaalaha iyo ganacsiga shacabka. Waxay kaloo saami dhaqaalaha ku yeesheen nidaamka maamulka ee markaasi ciidamaddu soo magacaabeen. Magaaladda – Makale- caasimadda gobalka - TPLF- waxay noqotay caasimad baaxad weyn muddo gaaban, waxaana maal- gashi kala duwan ku sameeyay madaxda ciimadda – TPLF- ee Ogadeni ka howl galla, isla markaana ka taajirey – Boobka shacabka -

halgankii shacabka Eritrea iyo South sudan, soo mareen. Waxaad ogaaneysaa wax badan oo ay laga maar – maan tahay in shacabka somaalida Ogadenia fahmaan, gaar ahaan shacabka ku nool dallalka dibadda.

Markaan dhuuxno sooyaalka dunidda lama hayo shacab ku waaray ama isku dhiibay – Gumaysi- laakin waxaan ognahay shacuub naf iyo maal ku bixiiyay – Sharafta Xoriyadda-. Way haboon tahay inaynu wax ka barano sifooyinka laga maar- maanka , u ah , halgan iyo xoriyad.

No comments:

Post a Comment