Wednesday 20 March 2013

Barnaamijka hormarka – Ogaden- muxuu salka ku hayaa? Mise ma, Yahay mid ku cusub shacuubka la gumayso sida ? Palestine – Kashmir – Darfur – Tibet - Kurdistan – Zanzibar - Aswan Nation – Part 6-


Abdi-Iley- Abdi- Sokor- Abdullahi- Ethiopia- Khadar Smaacil- Mashruuca qurbo- joogta 

Sideedaba caadifadda iyo caqligu meel ma wada galaan, weliba waxa u xun marka caadifaddu gasho, wadaniyad, qabiil, ama mad-hab diineed oo mid kale diidan. Saddexduba waxa ay xidhaan caqliga iyo fikirka, waxaaney qofka u diidaan inu wax rogrogo. Afartaasi gacan ku dhiggle, waxay shacabka dibadda ku abaabulleen – Barnaamijka Hormarka iyo maal gashigga- Nabadgalyadda- 

Suldaan Bile Rafle waa Mayorka lagu tilmaamo inu magaalooyinka Hargeisa iyo gaalkacyo uu ka danbeeyey nidaaminteeda oo waxa uu jiixay waddooyinka waaweyn, waxa uu baabi’yey xaafadihii isku raranta ahaa. Waana sababta kaliftay in Suldaan Bille rafle lugu xasuusto taarikh wanaagsan iyo daacadnimo. Hadaba waxaa marag ma doonta ah. xaquuqa iyo gumaadka shacabka ee ku hoos nool gumeysiga –TPLF- Inn loo xilsaaray fulintiisa, shaqsiyaad ku dhex nool bulshada Somaalida Ogadenia. Shaqsiyaadkaasi waxaa loo soo diray dallalka dibadda , waxayna ku soo safraan nidaamka ah – Order and Plan-

Miisaaniyadda dalka Ogadenia iyo nidaamka loo maamullo

Endowment Fund for the Rehabilitation of Tigrai (EFFORT)

TPLF Business Empire was planted back in 1978 when the Relief Society of Tigrai (REST), the financial umbrella of the rebel movement in Northern Ethiopia was created as an NGO.

Maamulka –TPLF- wuxuu maal iyo waqti ku bixiyay sidii loo abuuri lahaa shaqsiyaad ku taageera barnaamijkooda siyaasadeed ee ku wajahan shacabka somalida Ogadenia. Wuxuu abuuray kaadir fuliya siyaasada xisbiga , waxaa magaaladda – Adis Ababa- laga sameeyay jaamacad lugu sheegay in loo sameeyay ardaydda ka soo jeedda- Gamble- Afar- Ogadenia – Southern nationalities. Hadaba jaamacadaasi waxaa loo asteeyay inay soo saarto shaqsiyaad xanbaarsan hab dhaqanka – Collective Punishment-

Collective Punishment is illegal because Civilians are Punished who were not directly Responsible for the Crime:

Geneva Conventions IV (1949), article 33
Geneva Conventions (Protocol I) (1977), article 75

La soco- Par-7-


By Mujahid Sheikh

No comments:

Post a Comment